Achraf Hakimi oo lagu soo oogay dacwad kufsi iyo Warbaahinta oo hadal heysa

Xiddiga dalka Morocco iyo kooxda PSG, Achraf Hakimi ayaa lagu soo oogay dacwado kufsi la xariira , waxaana kiiskan dacwada si weyn maanta u hadal heysa warbaahinta caalamka gaar ahaan kuwa ciyaaraha ka faalooda. Dacwad-oogayaasha Faransiiska ayaa sheegay in Achraf Hakimi shalay oo khamiis ah weediiyeen su’aalo la xiriiray eedeymo kufsi la xariira oo kaga … Continue reading Achraf Hakimi oo lagu soo oogay dacwad kufsi iyo Warbaahinta oo hadal heysa